Federal Republic of Somalia Ministry of Fisheries and Blue Economy
MFBE AI Assistant
AI Assistant-ga la isku xiraayo...

Soo dhawaada AI Assistant-ka MFBE

Aniga waxaan ahay AI assistant-ka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Badda. Fadlan buuxi macluumaadkaaga si aad ula hadashid.

AI-ga wuu qorayaa...

Wararka Ugu Dambeeyay

La soco cusboonaysiinta, ogeysiisyada, iyo aragtiyaha ugu dambeeyay ee bulshadeenna.

Waxaa la muujinayaa 1 ka mid ah 1 maqaal Nadiifi Shaandhaynta
Events
SHIRKA MAALGASHIGA MIDOWGA YURUB IYO SOOMAALIYAA.
Feb 18, 2026 mfbe

SHIRKA MAALGASHIGA MIDOWGA YURUB IYO SOOMAALIYAA.

Ganacsatada iyo maalgashadayaasha Soomaaliyeed ee ka shaqeeya kalluumaysiga iyo dhaqaalaha badda ayaa lagu wargelinayaa in ay u diyaargaroobaan iskaashi iyo la qabsasho la xiriirta shirkado waaweyn oo Yurub ka iman doona dalka.